
Info: Dastuurka Boqortooyadda Hodland
DASTUURKA Boqortooyadda Hodland wuxuu isku haya wadajirka nabada iyo noloosha iyo amanka sinnaanta cadaladda iyo xuquuqda dadka bahiyaha garka'ah qaba DASTUURKA wuxuu sido kale xoojinaya isdhaxgalka buulshaada ganacsiga xorta'ah iyo dhamaan iskashiga axga ganacsiga sidokale hormarinta Boqortooyadda Hodland DASTUURKA boqortooyadda Hodland wuxuu sidokale xaq iyo xuquuq sinaya qoxootiga dhibaateysan ayakoo sida helida sharciga Boqortooyadda Hodland ee qoxotiga Oo losogabiyo TDKOH DASTUURKA boqortooyadda Hodland aya u ogalanaya in uu dhibanaha uu helo sharcigaan Travel Dokument The Kingdom of Hodland sido kale wuxuu utaganyahay Hormarnta cafimaadka: Qodobka BH.1 wuxuu dhigaya ixtiraamka iyo ilaalint Boqotooyadda Dalka sidokale Qodobka BH.5 wuxuu dhigaya In laixtiraamo Boqorka dalka iyo Helkiisa Boqorka/boqorada dalka waa astanta Midnimada isku haynta dalka iyo amanka sinaanta cadalada iyo hormarinta boqortooyadda Hodland sidokale Qodobka DBH.10UDH in Boqorka dalka ay masuul kasarantahay Isku haynta dadka iyo dalka/
------ Dhamaad-------